Ciidamo uu Hogaaminayay Jen. Odawaa oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano (Sawirro)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya uu hogaaminayay Taliyaha ciidanka Xooga dalka Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Al Shabaab kala wareegay deegaano katirsan Degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Afhayeen u hadlay ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka la wareegeen deegaano badan oo Al Shabaab ka joogeen gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxa uuna xusay … Continue reading Ciidamo uu Hogaaminayay Jen. Odawaa oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano (Sawirro)